Borama
University

Jaamacadda Borama
Borama University main campus
Hoyga
Aqoonta & Hal-abuurka
The Home of Knowledge & Creativity — Borama · Hargeisa · E-Campus Online
0Faculties
0Bachelor Programs
0Master’s Programs
0Campuses
0Certification Partners

Nagu Saabsan (About Us)

Jaamacadda Borama waa jaamacad aan faa’iido doon ahayn. Jaamacadda waxaa si rasmi ah loogu aasaasay inay noqoto hoyga tacliinta iyo hal-abuurka. Jaamacaddu waxay heegan u tahay inay ka jawaabto baahida tacliinta sare, oo aad u tayaysan, oo ka hirgasha guud ahaan dalkeenna iyo Geeska Afrikaba.

Borama University is a non-profit university, formally founded to be the home of knowledge and creativity. It stands ready to answer the need for quality higher education across our country and the whole Horn of Africa.

Borama University graduates University crest

Halkudhiggeena (Our Motto)

Halkudhiggeennu waa
Hoyga Aqoonta iyo Hal-abuurka
👁️

Higsi (Vision)

Higsigeennu waa inay Jaamacadda Borama noqoto hoyga iyo hoggaanka tacliinta sare ee dalka — iyadoo loogu soo hagaagayo tacliin tayaysan, oo lagu taabbageliyo: hal-abuur, cilmibaadhis, horumarinta xirfadaha iyo tabantaabada horumarka bulshada iyo dhaqaalaha.

Our vision is for Borama University to be the home and leader of higher education in the country — delivering quality education grounded in creativity, research, professional development and the advancement of society and the economy.

🎯

Himilo (Mission)

Himilada Jaamacadda Boorama waa inay bixiso tacliin tayo leh, isla markaana ay soo saarto: aqoonyahanno karti leh, akhlaaq wanaagsan, hal-abuur iyo masuuliyad bulsho leh — taasoo lagu gaadhayo waxbarid taro sare leh, cilmibaadhis, waaya-aragnimo, xirfado heer sare ah iyo horumarin bulsho.

Our mission is to provide quality education and to graduate capable scholars of good character, creativity and social responsibility — achieved through excellent teaching, research, experience, high-level skills and community development.

Ku Soo Dhawow (Welcome)

Jaamacadda Borama waxay kuu diyaarisay fursado waxbarasho, oo ku dhisan aqoon, xirfad iyo mustaqbal shaqo.

Haddii aad doonayso inaad bilowdo Bachelor ama aad danaynayso tacliinta sare sida Masters, amaba inaad barato xirfado casri ah — Jaamacadda Borama waxay kuu soo bandhigaysaa barnaamijyo kala duduwan, oo ku habboon baahida ardayda iyo suuqa shaqada.

Thesis defense
Graduation ceremony
Master graduates
Modern classroom
Borama University students
Health sciences community programme
🎓

Undergraduate Programs

⚕️
FACULTY OFHealth Sciences
1
Bachelor ofMedicine and Surgery
2
Bachelor ofPublic Health
3
Bachelor ofNursing
4
Bachelor ofNutrition and Dietetics
5
Bachelor ofMedical Laboratory Science
6
Bachelor ofMidwifery
🦷
FACULTY OFDentistry
1
Bachelor ofOrthodontics
2
Bachelor ofPeriodontology
3
Bachelor ofProsthodontics
📊
FACULTY OFBusiness and Economics
1
Bachelor ofBusiness Administration
2
Bachelor ofAccounting
3
Bachelor ofEconomics
4
Bachelor ofFinance
5
Bachelor ofHuman Resource Management
6
Bachelor ofMarketing
7
Bachelor ofLogistics & Supply Chain Management
8
Bachelor ofBanking and Finance
9
Bachelor ofIslamic Banking and Finance
🌍
FACULTY OFSocial Sciences
1
Bachelor ofDevelopment Studies
2
Bachelor ofInternational Relations
3
Bachelor ofSociology
4
Bachelor ofPolitical Science
5
Bachelor ofPsychology
6
Bachelor ofSocial Work
7
Bachelor ofPublic Administration
💻
FACULTY OFICT, Technology & Engineering
1
Bachelor ofInformation Technology
2
Bachelor ofComputer Science
3
Bachelor ofCyber Security
4
Bachelor ofArtificial Intelligence
5
Bachelor ofSoftware Engineering
6
Bachelor ofInformation Systems
7
Bachelor ofCivil Engineering
⚖️
FACULTY OFSharia and Law
1
Bachelor ofLaw (LL.B)
2
Bachelor ofSharia and Law
📖
FACULTY OFEducation
1
Bachelor ofMath & Physics
2
Bachelor ofBiology & Chemistry
3
Bachelor ofGeography & History
4
Bachelor ofIslamic Studies
5
Bachelor ofSomali Language & Literature
6
Bachelor ofArabic Language & Literature
7
Bachelor ofEnglish Language & Literature
🎓

Master Programs

BORAMA UNIVERSITY

Jaamacadda Borama waxay bixisaa 17 Master’s Programs, oo ka kooban kulliyado kala gedgeddisan sida: sharciga, IT-ga, maamulka, caafimaadka iyo takhasusyo kale.

⚖️ Master of
  1. International Law
  2. Research & Statistics
  3. Education Management & Leadership
  4. Information Technology (IT)
  5. Sharia
  6. Cyber Security
  7. Artificial Intelligence
📈 Master of Business in
  1. Strategic Management
  2. Monitoring & Evaluation
  3. Logistics & Supply Chain Management
  4. Human Resource Management
  5. Accounting
  6. Business Administration
⚕️ Master of Public Health in
  1. Epidemiology
  2. Nutrition
  3. Biostatistics
  4. Hospital Management
17 Master’s Programs · Borama University

International Master’s Programs

Lincoln University College Lincoln University
College Malaysia

Study at Borama University. Earn an International Qualification.

Jaamacadda Borama waxay ardayda u soo bandhigaysaa fursado waxbarasho oo caalami ah, iyadoo kaashanaysa Lincoln University College Malaysia.

  1. MBA
  2. MBA in Project Management
  3. MBA in Human Resource Management
  4. MBA in Accounting and Finance
  5. MBA in Health Care Management
  6. Master of Public Health
  7. Master of Construction Management
  8. Master of Water Resource Management
Borama University international programme students
8International
Master’s Programs

Technology & Future Skills

Dunidu waxay u baahan tahay xirfado cusub. Jaamacadda Borama waxay ku siinaysaa fursad aad ku barato aqoonta maanta iyo xirfadaha mustaqbalka.

🛡️Cyber Security

Baro amniga xogta, nidaamyada iyo difaaca digital-ka.

🤖Artificial Intelligence

La soco horumarka AI-ga oo baro tiknoolajiyada beddelaysa dunida.

💻Information Technology

Kobci xirfadahaaga IT-ga iyo tiknoolajiyada casriga ah.

🕵️Ethical Hacking

Baro fahamka amniga systems-ka iyo xirfadaha Ethical Hacking.

Borama University Library and ICT Lab

International Academic Partners

Lincoln University College Malaysia

Study at Borama University. Earn an International Qualification.

Barnaamijyada khuseeya, ardaydu waxay waxbarashadooda ku qaadan karaan Jaamacadda Borama, halka shahaadada kama dambaysta ah ay bixiso Lincoln University College Malaysia.

Strathmore University Kenya

Cooperation, learning & professional growth.

Fursado iskaashi, waxbarasho iyo horumar xirfadeed, oo lala xiriirinayo Strathmore University – Kenya, iyadoo ku xiran barnaamijyada iyo fursadaha la heli karo.

Professional & Industry Certifications

Waxbarashadu jaamacad, oo keliya kuma eka — kobci xirfadahaaga oo hel aqoon si toos ah ula xiriirta suuqa shaqada. 20 international certification bodies.
Certification partners: Broadcom, Cisco, Oracle, Red Hat, ATC, Pearson VUE, Prometric, Fortinet, CompTIA, ISACA, PSI, NCC Education, British Council, PeopleCert, ACCA, PMI, EC-Council, Microsoft, CertNexus, ICDL

Adeegga Ardayda (Student Services)

✓Student Registration
✓Finance Services
✓Student Portal
✓Academic Records
✓Academic Advising
✓Library Services
✓Examination Services
✓E-Learning Services
✓Student Affairs
✓Graduation & Certification Services
“Waxaan rabnaa in safarkaaga jaamacadeed uu noqdo mid fudud, cad oo guul leh.” We want your university journey to be simple, clear and successful.

Campus Life & Facilities

🏫 Fasallo Casri ah
💻 Computer Laboratories
📚 Maktabad (Library)
🔬 Laboratories
🧑‍🏫 Academic Support
⚽ Sports & Recreation
🎭 Student Activities
🌐 Digital Learning

Xarumaheenna (Our Campuses)

Laba magaalo — hal jaamacad. Ka daawo khariiraddan sida Jaamacadda Borama uga furan tahay Borama iyo Hargeisa, iyo E-Campus online oo laga barto meel kasta.

SomalilandJaamacadda Borama — 2 Campuses
Zeila Berbera Burco Ceerigaabo Laascaanood SOMALILAND BORAMA HARGEISA
Borama Campus
Borama CampusMain campus · Borama, Awdal
Hargeisa Campus
Hargeisa Campus+252 63 8390009

Admission & Registration

Diiwaangelintu waa tallaabada koowaad, ee aad ku bilaabayso safarkaaga jaamacadeed. Diyaar ma u tahay tallaabadaada xigta?

Mustaqbalkaaga Berri,
Maanta Bilow!
1 · Dooro barnaamijka aad rabto 2 · Dooro campus-ka kugu habboon 3 · Bilow waxbarashadaada 4 · Dhis xirfaddaada 5 · U diyaargarow mustaqbalkaaga
Borama Campus
Borama CampusMain campus · Borama, Awdal
Hargeisa Campus
Hargeisa Campus+252 63 8390009
E-Campus Online
E-Campus OnlineLearn from anywhere in the world

Codka Ardayda (Students Feedback)

★★★★★

Studying here has been life changing. The professors genuinely care about your growth and the curriculum is designed to make you industry ready.

A
AbdaluhiBorama University Student
★★★★★

The university helped me secure internships, guided my research and gave me experiences that shaped my professional path.

H
HassanBorama University Student
★★★★★

The multicultural environment, mentorship, and student support services helped me thrive both academically and personally.

M
MohamedBorama University Student
EN · SO · AR
Select the fields to be shown. Others will be hidden. Drag and drop to rearrange the order.
  • Image
  • SKU
  • Rating
  • Price
  • Stock
  • Availability
  • Add to cart
  • Description
  • Content
  • Weight
  • Dimensions
  • Additional information
Click outside to hide the comparison bar
Compare